War Murityeed laga oo saaray Shir usoo dhamaaday Dowlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada (Sawirro)

Kullankii 1aad ee madasha Shaqo Abuurka Soomaaliyeed oo ay ka soo qayb-galeen Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, Wasaaraddaha Shaqada ee Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu qabtay magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad-gobolleedka Puntland, intii u dhaxeysay 14ka illaa 17ka Luulyo 2019 ka. Madasha waxaa … Continue reading War Murityeed laga oo saaray Shir usoo dhamaaday Dowlada Federaalka iyo Maamul goboleedyada (Sawirro)